RW Rooble: “Marna lama aqbali karo fool xumadii ka dhacday Garoonka Aadan cadde”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in aan marnaba la aqbali karin dhacdadii foosha xumeyd ee ka dhacday garoonka diyaaradaha  Aadan Cadde. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa faray Wasaaradda Amniga iyo Hay’adaha kale ee ay khuseyso in ay baaritaan deg deg ah ku sameeyaan falkaas si dhaqso ahna sharciga loo horkeeno … Continue reading RW Rooble: “Marna lama aqbali karo fool xumadii ka dhacday Garoonka Aadan cadde”